Qodobo ka Soo Baxay Shirkii Nabada Taleex+Akhriso.

Labada Beelood ee walalaha ah ee Faarax ali iyo samakaab cali ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5/12/2018 ay wada saxeexen heshiis lagu daminaayo colaadii mudada dheer soo jiitamaysay ee dhextaalay labada beelood.

Heshiiska Maanta Labada Ardaa kala Sexeexden ayaa ka Kooban Shan Qodob Oo Dhaxal u Noqonaaya Beelaha Walaalaha ah,

1- Labadii Nin ee Ugu Horeeyay Waxay ku heshiiyen In Loo daayo Heshiiskii Hore.

2-Tobankii Nin Ee kale ee Shanba Dhinac tahay waxay ku heshiiyen in laga Bixiyo Ninkiiba Jifi 53 Konton iyo Sadex Halaad ah.

3- waxay ku heshiiyen Dhaawacyada in ay dhexdooda ka dhamaysanayan.

4-inay 5/Dic /2018/ kala Qadanayan Duugta

5-waxay ku heshiiyen inay 1/bisha may ee 2019 kala qaatan Jifiyaha iyo Simista Dhaawacyada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top