Wararkii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo General Asad Cismaan oo Durba Dagaal.{Video}

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno saaka furimaha hore ayaa sheegaya in xaaladdu ay degan tahay ayna soo yaraadeen dhaqdhaqaaqyadii iyo xiisaddii ka dhalatay booqashadii Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ee deegaankaasi

Halkan ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top